Deni oo safar deg deg ah ku tagay Boosaaso, isagoo lebisan dareys ciidan (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa safar deg deg ah ku tagay magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Madaxweynaha oo ku lebisnaa dareyska ciidamada Safarkiisa lag sheegay mid shaqo oo la xiriira u kuurgelida xaaladda amni ee magaaladda iyo guud ahaan Gobolka. Deni ayaa kulamo la qaadanaya Saraakiisha Amniga iyo masuuliyiinta kale ee Gobolka … Continue reading Deni oo safar deg deg ah ku tagay Boosaaso, isagoo lebisan dareys ciidan (Sawirro)